About Fadumo Yusuf "Derbi" (Qoraaga)

“To the children of this world who lost their homes to war and oppression. May we all find peace and an accepting home.” Fadumo Yusuf
Fadumo Yusuf is the author of Ayan, of the Lucky and Ebyan, Waqti Iyo Waayaha Jacayl. She is one of the authors featured in Green Card Voices Book, STEM Voice – Stories from Minnesota Immigrants Working in Science, Technology, Engineering and Math. She worked in the medical device industry as an engineer where she worked on developing new medical technologies. She obtained Bachelor of Science in Mechanical Engineering from University of St. Thomas and Master of Science in Mechanical Engineering from University of Minnesota. She also graduated from AAIC Islamic Science Program. Fadumo enjoys writing uplifting stories, personal reflections, Somali poems, and exploring her cultural identities.
Faadumo Yuusuf waa qoraaga buugga Ayan, of the Lucky iyo Ebyan, Waqti Iyo Waayaha Jacayl. Waxayna ka mid tahay qoraayada lagu soo bandhigay buuga Green Card Voices book, STEM Voice – Stories from Minnesota Immigrants Working in Science, Technology, Engineering and Math. Faadumo waa ingineerad ka shaqaysay hindisida iyo soo saarida qalabka caafimaadka. Faadumo waxay ka qalin jabisay jaamacada University of St. Thomas oo ay ka qaadatay shahaadada heerka koobaad. Faadumo waxay kaloo ka qalin jabisay jaamacada University of Minnesota oo ay ka qaadatay shahaadada heerka lambaad ee Masters Degree ga. Faadumo waxay shahaadada heerka koobaad iyo heerka labaadba ku qaadatay Mechanical Engineering. Waxay kaloo Faadumo ka qalin jabisay machadka shareecada Islaamka ee AAIC. Faadumo waxay xiisaysaa in ay qorto qoraalo kor u qaada hanka iyo himilada akhristaha,  qoraalo ay ku soo tebinayso fikiradeeda kala duman, iyo qoraalo la xiriira dhaqanka, afka, iyo suugaanta Soomaalida.

Book (Ayan, of the Lucky)

ISBN: 9781643438825
Binding: Paperback
Author: Fadumo Yusuf
Pages: 224
Trim: 6 x 9 inches
Published: 5/26/2020

Ayan, of the Lucky halkan ka dalbo (order it here)

Ayan, of the Lucky is an exquisite novel about the emotional turmoil of loss and refuge, the powerful bonds of family and love, and the bright promise of a young woman’s dream.

Ayan spends her days dreaming of being a doctor, but education is limited for a girl living in rural Somalia. Born into a nomadic family that raises goats and camels, Ayan longs to live in the city—Mogadishu—where she can fulfill her ambitions. With her grandmother’s help, Ayan eventually travels to Mogadishu to live with her uncle and his family, and she attends school. But the garden wall surrounding her uncle’s beautiful home cannot protect her forever, and the civil war soon appears at their doorstep. Ayan is forced to set out on a harrowing journey across the country as she seeks refuge. Through terrifying adventures and moments of touching generosity, Ayan arrives in Kenya, where she finds work as a maid, restarts her education, and discovers a love that alters the course of her life. Ultimately, she resettles in Minnesota, where she pursues her dream of being a doctor-now with all the challenges of a new life in a new land.

Book Reviews:

“Ayan’s story is invaluable to me, a Somali born in the States. It is more than a story of a civil war. It is also a story of love, laughter, tradition, and resilience that brings together generations of Somali diaspora. This brilliant novel filled me with hope and kept me on edge.” – Asma Ahmed, Somali-American Engineer

“In Ayan, of the Lucky, Fadumo has illuminated and addressed the pile of pain that Somalis have been through in the last thirty years or so, while articulating the uplifting layers of our commitment to care for one another. She has crafted a story that represents the resilient nature of Somalis.” – Ahmed Ismail Yusuf, author of the Lion’s Binding Oath and Other Stories

“Fadumo Yusuf has brought to us a remarkable story that is at once breathtaking, hope-inducing, and heartbreaking. She fuses an intimate knowledge of rural Somalia with the Somali-American experience to create a sweeping novel that will move you from anger to laughter within a single passage. We become invested in Ayan’s journey from the very beginning and can see ourselves in her, no matter our background. That, to me, is the mark of a gifted storyteller who can unite entire communities in a time of unparalleled division. This book will change how you see your place in the world.” – Said Shaiye, Writer

Buug (Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jacayl)

Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jacayl Faadumo Yuusuf Derbi

ISBN: 9798218090487
Binding: Paperback
Author: Fadumo Yusuf
Pages: 282
Trim: 6 x 9 inches
Published: 01/07/2023

Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jacayl halkan ka dalbo (order it here)

Waa sheekadii jacayllo miyi iyo magaaliyo, mahuraan dhulkeenniyo, ilaa iyo Maraykan la lagdamayay waqtiga iyo waayaha aduunka.

Qalbigii jab, uu qoomay waqtigoow, qaabkee laguu daweeyaa? Waa buug hoga tusaalaynaya dhayida qalbiga, hanashada himilada, iyo ka kabashada waqtiga iyo waayaha cakiran.

Buugga Wixii Laga Yiri:

“Buuggan oon hal fadhi ku akhriyay runtii aad ayuu ii soo jiitay. Buugan waa sheeko faneed xambaarsan cashiro qarsoon oo la rabo in akhristuhu la soo baxo. Ebyan waa gabadh aqoon diin iyo mid maadiba leh, waa gabadh jacayl xumad badan sita la wadaagaysa Hanad. Ebyan waxay in badan maraysaa wadooyin kala gadisan oo ay marka hore ku baadi goobayso jacaylkeeda siday ooga midha keeni lahayd, marka labaadna waxay bidhaamin ku samaynaysaa arimo saamayn kuleh ruux kasta- dhaqan, samir, iyo Alle oo la tala saarto.” Dr. Nuur Xassan, qoraaga buugga Between a Rock and a Hard Place

“Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jaceyl waa buug ay ku duuganyihiin casharo badan oo nolosha dhinacyo badan ka taabanaya. Marka laga yimaado qisada jaceyl ee dareen tabadka ah, waxaa ashqaraar leh qaab qoraalka cajiibka ah ee qoraagu kusoo gudbinayso quruxda dabiiciga ah ee deegaanka, iyo sida ay kuu hor keenayso muuqaalada cajiibka ah ee buugga ku jira. Qoraagu waxay adegsatay cilmi aad u gun balaadhan, oo aan mar iyo laba toona lagaga boganayn. Cilmigaas oo anfacaya nafaha iska dabiibaya dhaawacyada waayaha aduunku ay ku reebeen. Waan hubaa qof walba oo bilaaba akhriska buugga Ebyan, in uuna dhigayn ilaa uu ka dhameeya.” Abwaan Maxamad Iid Cismaan

“Buugga Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jacayl , oo ah buug jacyl iyo sheeko-faneed, waxaan aad u jeclaystay qaabka xirfadda ku dheehan oo ay isugu dheelli-tirtay Qoraa Faadumo Yuusuf, dhaqanka, jacaylka, diinta iyo qaabka nafta loo dajiyo loona dabiibo, qaab-jacaylka da’yarta maantay iyo jacaylladii hore ee taariikha-ga ahaa. Waa farriimo qiimo badan oo sheekadu xan-baarsantahey, waa shooko-maskax maal ah oo qoraagu ay tuujisay maskaxdeeda, da’yartana ay ugu tusaalaynayso in jacaylka iyo diinta barashadeedu is-diidayn.” Sh. Maxamed Shucayb, aasaasaha Bayan Research Center of America

“Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jacayl aad ayaan uga helay. Waxaan aad u sii dhex galay, indhahana la sii raacay, sida ay ustaadah Faadumo Yuusuf u kala shaandheesay mowjadaha dareenka Jaceylka ay lammaanuhu isugu soo biya shubtaan dareen laxaweedkoodana ay isku weydaarsadaan, waxaan dhihi karaa buuggan waa buug ay ku duugan yihiin xikmado aad u tiro badan. Sidoo kale waxaan jecleystay sida wanaagsan ay Ustaadah Faadumo u kala dhig dhigtay fahamka wanaagsan ee aaydaha Qur’aanka iyo cilmiga uu dhiganahan xanbaarsan yahay.” Cumar Maxammad, qoraaga buugga Jacayl Aan Dhamaad Laheyn

Media Coverage

Fadumo Yusuf (Derbi) – Sahan Journal news article – Ayan, of the Lucky
Fadumo Yusuf (Derbi) – Minnesota Women’s Press April 2020 Issue