Blog

Jacaylkii Iga Yaabshay

Jacaylkii iga yaabshay! Inan aan aad u jeclahay, ehel dhaw iyo saaxiibana aan nahay, ayaa anagoo wada lugaynayna taleefoon u soo dhacay. Inantii, waxay igu tiri hebel ayaa ku salaamaya….

4
Blog

Gocasho

Caku ruuxa garashiyo, Garaad aan lahaynee, Aan garan dantiisiyo,  Wuxuu guula farayee,  Cimri goortu gooyana,  Gocashada bilaabee,  Go’e wakhtigi dhaafiyo,  Taladii uu gees maray,  Goor danbe shalaayee,  Ilmada gobo’ ka…

5
Blog

Sida Loo Hanto Hankaaga

Wax walba oo wax qabta, tamar ama awood ay wixii ku qabtaan ayay u baahanyihiin. Banii aadamka tamartiisa uu wax ku qabto mararka qaarkood waa mid jireed oo ah xubnihii…

3
Blog

Gabar Wax Baratay Mala Qabi Karaa?

Suaashan waa suaal ilaa markaan dugsiga hoose bilaabay ilaa maanta oo aan qof wayn ahay dhaga hayga ku soo dhacaysay. Waa suaal ay waxyaabo badani ku hoos jiraan. Waa suaal…

10
Blog

Dharaaraha Aduunyada

Dhooleey aduunyada Dharaaraa la joogaa Dhawr sano’oo tirisoo Laga dheelmanayoo Hadba dhaayaheeduna Cashar kuu dhigaayaan   Dhirbaaxooyin kulul iyo Dhamac iyo rasaas iyo Marbay tahay dhunkaal iyo Nafta waxa dhibaayoo…

12
Blog

Raxmadii Rabigeena

Ruuneey ina hooyo Raxmadii Eebeheen iyo Ramadaankii wuu iskeenay Ee wax yar baan kuu runsheegiye Qalbigaaga u raarici   Raashinkaad karinaysiyo Reerka aad quudinaysaa Siduu sheegay Rasuulku (scw) Raasamaal aakhiraad…

Blog

TOBAN MA NOQOTO, SIDA LOOGA GUDBO MARXALADAHA ADAG

Soomaalidu waxay tiraahdaa aduunyadu tobon ma noqoto. Ulajeedada oraahdaasi, waa aduunyadu marna kuuma dhamays tiranto. Aduunyadu markay dhan kaaga dheeli tirantaba, dhan kalaa kaa jan jeera. Maadaama ay aduunyada xaaladeedu…

5
Blog

Ten Somali Artifacts to Know

Somali nomads and farmers were skilled engineers that have created tools from the natural world around them. They have created mats, building materials, baskets, milk and water containers, and many…

2
Blog

Kii Goofiyee Jaray

Gar hadaan la eexayn Gurigiis ninkii gubay Gacalkiina Gawracay Gablan Hooyadii baday Maxaa libinta iyo guul Iyo shafta gabigeed Guudkiisa loo sudhay?   Gaajo Kii na badayee Geedihii badnaa iyo…

Blog

Sadkaaga Aduunka

Waxaan Saadirkaagu kuu qorin Hobeey sina ku qaadan maysid   Sadkuu kuu soocay mooyee Hobeey samo kale haraadin   Sadkaaga adoon saluugin Hobeey sacabada u hoorso Adoo qalbigaaga suggaya Hobeey…