Blog

Kii Goofiyee Jaray

Gar hadaan la eexayn Gurigiis ninkii gubay Gacalkiina Gawracay Gablan Hooyadii baday Maxaa libinta iyo guul Iyo shafta gabigeed Guudkiisa loo sudhay?   Gaajo Kii na badayee Geedihii badnaa iyo…